Ut amet labore amet quisquam porro. Voluptatem dolorem quisquam est non non dolore ut. Quiquia eius neque est ut quaerat velit. Velit dolor magnam neque neque porro. Non sed porro ut dolorem labore adipisci aliquam. Etincidunt voluptatem eius sed velit. Amet dolor aliquam sit non etincidunt neque. Aliquam consectetur modi dolorem tempora sit est. Dolore […]
Author: Somali Sounds.com
Choosing a Good Pet Essay Sample
Pet essays often act as a spring board for more advanced studies regarding the psychological and psychological well-being of critters For instance, in the event that you’d like to write about your dog’s grooming demands, a pet composition can serve like a stepping-stone to an advanced level analysis paper regarding canine psych or behavior. A […]
BAAQ CANBAAREYN AH! “Shirka DHUUSA-MAREEB”
July 21-07 2020 “Shirka Dhuusa-mareeb” Madasha Qurba-joogta Mudulood (Muqdisho Principle) kadib markay tala la wadaagtay bulshada deggan G/Banaadir oo ay hogaan ka yihiin Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiyiinta, Culamaa’udiinka, Dhaliyaradda, haweenka,bulshada rayadkaa iyo dhamaan Shacabka ku dhaqan Gobolka Banaadir, waxay si weyn u canbaareynayaan, sida loogu tagrifalay,looguna xadgudbay xubin-nimadii Shacabka Gobolka Banaadir ku matali lahayd Shirka Wadatashiga […]
Yaa Musuqmaasuqa Wasaardda Caafimaadka Soomaaliya Masuul Ka Ah?
Waa faalo aan ugu magacdarnay yaa masuul ka ah musuqmaasuqa iyo maamul xumada lagu soo eedeeyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya. Waxaa la xiray bishii April 2020 Agaasimaha Guud ee Wasaradda Caafimaadka, Cabdulaahi Xaashi iyo shan agaasime ee ka tirsanaa shaqaalaha wasaradda iyo sedex ka mid ah agaasimayaasha iyo qeybo kamid ah madaxda mashaariicda . Wasiiradda Caafimaadka […]
Shirka Jabuuti ee Soomaalida
Soomaaliya waxay qalalaaso siyaasadeed ku jirtay laga soo bilaabo 1969 taasoo ay sabab u aheyd rag Somali ah oo aaminsan in ay Xukunka ayaga kaliya hagaajin karaan marki dambe-na aaminay in iyaga mooyee cid kale aysan Dalka maslaxad u wadin (Kaligii Wadani) waana tan maanta na dhaxalsiisay Xaaladda aan kujirno iyo kala qoqobka. Aragti shalay […]
Maqaam (Status) Mise Matalaad (Representation)
Matalaadu:- Waa in Muwaadiniintu ay joogaan meelaha go’aanada siyaasadeed lagu jaangooynayo (Golaha Shacabka) si aysan ugu kadsoomin go;aano masiiri ah oo ay qaadanayaan Jilayaasha Siyaasadeed (Political Actors). Maqaamku waa qaabka Maamul ay Caasimaddu yeelaneeyso marki loo fiiriyo Gobolada iyo Magaalooyinka xubnaha ka ah Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. Caasimadaha Federal-ka ah ma fiicanyihiin […]
Xuquuqda Bulsho ee Xamar ma loo wada simanyahay, yaase gaar u leh Xamar iyo Asal ahaan yaa ugu soo horeeyay deegaanka?
Xamar taariikhdan casriga ah waxaa loo yaqaanaa beel gaar ah oo la yiraahdo Mudulooad Magaca guud, Soomaali inta kalena waa ay ugu timid oo ninba maalin ayaa lasoo dhaweeyay oo lagu marti sooray. Dadka Xamar yimid waxaa ka mid ah Carabta kasoo qaxday dhanka kale ee Badda Cas/Gacanka Cadmeed Yemen ama Cumaan sabab kasto ha […]
Musuq-maasuqa Villa Somalia
Mid ka mid ah balanqaadyadii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa ahaa in ay dowladiisu la dagaalami doonto musuq-maasuqa dalka ka jira kaasoo gaaray in Soomaaliya noqoto wadanka ugu sareeya dalalka wax musuq-maasuqa adduunka (World’s Corruption INDEX). Dowladda oo sida muuqata arintaa la dagaalanka musuqmaasuqa ah guullo badan ka soo hoyday ayey hadana u muuqataa inay […]
Dhibaatada Ciidamada Dowladda ay ku Hayaan Shacabka “MOORYAAN SHARCIYEYSAN” “TUUGO LA SHARCIYEEYAY”
Hadii aad degan tahay duleedka Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Ceelasha waxaad wajaheysaa dhibaato dhinaca isu kala gooshida laba dhinac, iyadoo maanka lagu hayo kahortaga amni darada ay geystaan kooxaha nabad-diidka ah, hadana waxa meesha ka jira ma’aha sugid amaan ee waa boobida xoolaha shacabka oo qaab sharciyeysan laga dhigay…!!! Ciidamada ka howlgala inta u dhaxeysa […]
Hoobiyeyaal Saakay lagu weeraray xarunta Xalane
Tiro Hoobiyeyaal ah ayaa saakay subaxii hore lagu weeraray Xarunta Xalane ee Saldhiga u ah howlgal Midowga Afrika ee AMISOM, Ergada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM iyo inta badan Safaaradaha Dalalka shisheeye ee Dalka jooga. Hoobiyaha gudaha Xalane ku dhacay ayaa wararku sheegayaan in ay gaarayaan illaa saddex hoobiye halka kuwa kale ay ku dhaceen […]