Wararka

Duqeeymo lagu beegsaday xagjiriinta alshabaab iyo khasaaro baaxad leh oo gaaray

Diyaarado dagaal ayaa waxaa la sheegay inay duqeymo dhinaca cirka ah ka geysteen deegaano ka kala tirsan gobolada Jubbooyinka iyo Shabeellaha Hoose,halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda ayaa waxaa ay sheegeen in duqeymaha ay ka kala dhaceen degmooyinka,Jamaame, Jilib iyo deegaanka Haway oo ka tirsan Gobolka […]

Wararka

Duqeeyn lagu dilay saraakiil ka tirsan mintidiinta alshabaab

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxa duqeymo xalay ka dhacay degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe ee koonfurta Soomaaliya. Saraakiil ka tirsan sirdoonka Soomaaliya ayaa sheegay in duqeymahaas oo ka dhacay degmooyinka Jilib, Saakow, Bu’aale iyo Salagle lagu burburiyey illaa shan xarumood oo ay lahaayeen ururka Al-Shabaab. Saraakiisha noo warantay waxa ay sheegeen […]

Wararka

JILIB IYO JAMAAME:-Xarumo muhiim ah oo laga burburiyay maleeshiyada alshabaab

Duqeymo xaga cirka ah oo ka kala dhacey degmooyinka jilib iyo Jamaame. Degmada jilib Duqeyn xoogle ayaa laga soo waramayaa in ay kadhacdey degmada jilib, duqeyntaas oo lasheegey in labo goobood oo gidaha degmada ah Kadhacdey; Duqeynta 1aad ayaa lasheegey in ay ka dhacdey xaruunta isgaarsiinta guud ee xarakada alshabaab ee koonfurta soomaaliya. Xaruunta laduqeeyey […]

Wararka

Xubna muhiim ah oo looga dilay alshabaab duqeeyn ka dhacday jilib

Duqeyn ka dhacday duleedka degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxaa la sheegay in lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa amniyaadka Al-Shabaab iyo darawalkiisii, xilli ay ka bexeen degmada Jilib kuna wajahnaayeen deegaan kale oo hoos taga degmadaas. Saraalkiil ka tirsan dowladda, gaar ahaan qeybta war doonka ayaa xaqiijiyey geerida sarkaalkaas oo magaciisa lagu soo […]

Wararka

Duqeeyn lagu dhaawacay Sargaal sare oo katirsan alshabaab(Magacyada xubna la dhawacmay)

Diyaarado dagaal ayaa waxaa ay duqeymo ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobalada Jubbooyinka iyo shabeeladda hooose. Duqaynta  ayaa si gaar ah waxaa  loola  bartilmaameedsaday saldhigyo Alshabaab ay ku lahaayeen degmooyinka Jamaame, Bu’aale iyo Jameeca. Goobjoogayaal ayaa KNN u sheegay in duqeymaha ka dhacay degmooyinka Jamaame iyo Bu’aale lagu dilay dagaalamayaal iyo saraakiil ka tirsan Al-Shabaab. […]

Wararka

Faafaahin:- jabkii ugu cuslaa oo la gaarsiiyay alshabaab Sh/Hoose & Jubooyinka

Faah faahin dheeraad ah oo kasoo baxeysa Duqeymo diyaaradeed oo xaley kadhacey Degmaayin katirsan Jobooyinka iyo degaano hoos taga Gobolka shabeelaha hoose. Duqeymahan ayaa kadhacey xaruumo waaweyn oo aad loo ilaaliyo oo alshabaab leyihiin kuwaas oo kuyaaley Degmooyinka Jilib Iyo Jamaame oo kawada tirsan Gobolada Jubooyinka iyo deegaanka xaramka ee gobolka Sh/ Hoose. Weerarkan ayaa […]