Wararka

FAAFAAHIN:-Al Shabaab Iyo Mareekanka oo Ku dagaalamay Garnoonka Baladoogle..

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qaraxyo maleeshiyaadka Al-shabaab ay goordhaweyd ku weerareen saldhiga ugu weyn ee ciidamada Maraykanku ay ku leeyihiin Soomaaliya kaas oo ku yaalla Garoonka diyaaradaha ee Balodoogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Weerarka ayaa ku bilowday gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,waxaana xigay dagaal toos ah oo dhexmaray ciidamadda Mareykanka iyo kuwa […]

Wararka

Aqriso:-Howlgal lagu Beegsaday Horjoogayaal Iyo Sarkaal Ajnabi ah Oo ka dhacay Jubada Dhexe (NISA)

Wararka ka imaanaya gobolada Jubada dhexe iyo shabeelaha hoose ayaa sheegaya in duqeymo ka dhaceen sida ay xaqiijinayaan goobjoogayaal kusugan halkaasi. Ilo wareedyo kala duwan oo ku sugan degmooyinka jilib iyo Bu’aale oo aan laxiriirney ayaa sheegaya in ay maqleen daryanka rasaasta kadhacda hubka culus iyo iftiin xoog badan oo ka imaanayey waxyaalo ay ku […]

Wararka

Gudoomiyihii Hore G.baandir iyo Duqii Muqdisho Gen Muungaab ayaa Ka Tacsiyeeyay Geerida Gud.Yariisow

Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Horumarka Ahaana Gudoomiyihii Hore ee gobolka banaadir iyo Duqii Magaalada muqdisho Gen Hassan mohamed Hussen muungaab Ayaa war qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa facebook Kaga Tacsiyeeyay shacabka somaaliyeed guud ahaan gaar ahaan shacabka gobolka banaadir geeridii Ku timid alaha u naxariistee Gudoomiyaha gobolka banaadir iyo Duqa magalada muqdisho Eng […]

Wararka

Amb Nicolas Berlanga Oo Ku lan la qaatay Gudiga Dastuurka ee BFS

Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka FS ayaa maanta kulan la qaatey Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Mr Nicolas Berlanga iyo khubaro ka socota hay’adda Max Planck Foundation. Kulanka ayaa la iskula lafagurey dardargelinta taageerada Midowga Yurub ee dib u eegista Dastuurka wuxuuna ku soo dhamaadey is faham. Midowga Yurub ayaa Dowlda Somaaliya ka taageero dhinacya Badan […]

Wararka

FAAFAAHIN:- Duqeen Lagu Dilay Saraakiil Ka tirsan Al Shabaab

Wararka ka imaanaya magaalooyinka Jamaame, Jilib iyo Bu’aale oo ka kala tirsan gobolka Jubada Hoose iyo Gobolka Jubada dhexe ayaa sheegaya in qasaare baaxad leh kalatey weeraro diyaaradeed oo halkaasi kadhacey. Dadka deegaanka oo aan xiriir lasameyney ayaa sheegey in seqdii dhexe ee xaley ay arkeen diyaarada nalal waaweyn ifinaaya isla markaana duqeynaayo duleedka magaalooyinkan. […]

Wararka

Garoowe Oo Kulmisay Gud.Mursal iyo Madxweyne Maamulka Goboledka Puntland.

Madaxweynaha maamul Goboledka Goboledka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa guriga uu Garoowe ka deganyahay ku booqday Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh. Kulanka waxaa goobjoog ahaa Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada maamul Goboleedka Puntland. […]