Wararka

Faafaahin:- jabkii ugu cuslaa oo la gaarsiiyay alshabaab Sh/Hoose & Jubooyinka

Faah faahin dheeraad ah oo kasoo baxeysa Duqeymo diyaaradeed oo xaley kadhacey Degmaayin katirsan Jobooyinka iyo degaano hoos taga Gobolka shabeelaha hoose. Duqeymahan ayaa kadhacey xaruumo waaweyn oo aad loo ilaaliyo oo alshabaab leyihiin kuwaas oo kuyaaley Degmooyinka Jilib Iyo Jamaame oo kawada tirsan Gobolada Jubooyinka iyo deegaanka xaramka ee gobolka Sh/ Hoose. Weerarkan ayaa […]

Wararka

Jubaland oo hadal kasoo saartay shirka muqdisho ka furmay maanta (Aqriso)

Maamulka Jubbaland ee Hoggamiyo Madaxweynaha dib loo doortay Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka horyimid shirka Maanta Magaalada Muqdisho ugu Furmay Dowladda Soomaaliya iyo beesha Caalamka. Wasiirka Maaliyadda Jubbaland C/rashiid Jirre Qalinle oo Warbaahinta Maanta kula hadlayay Magalada Kismaayo ayaa sheegay in habka Maamulka Jubbaland shirkaasi loogu marti qaaday uu yahay mid qaldan,isla markaana […]

Wararka

DEG DEG:- Midowga xisbiyada oo muqdisho looga dhawaaqay iyo madaxweynayaal hore oo hor kacaayo

Shir xasaasi ah ayaa iminka ka socda guriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Himilo Qaran Shariif Sheekh Axmed, kaasi oo ay leeyihiin xisbiyada siyaasadeed ee dalka. Shirka ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhammaan guddoomiyayaasha xisbiyada siyaasadda ee ugu miisaanka culus dalka. Shirkan ayaa […]

Wararka

XOG:- Maxaa kasoo kordhay xariga abdirashiid Janan wasiirkii amniga Jubaland ?

XOG:- Maxaa kasoo kordhay xariga abdirashiid Janan wasiirkii amniga Jubaland ?Maalin Axad ah, 1-da September 2019, ayay ahayd markii uu si rasmi ah u soo shaac-baxay in Cabdirashiid Janan, wasiirka Amniga Jubbaland laga qabtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Qabashadiisa ayaa timid markii diyaaradaha tegaya/kana soo baxaya Kismaayo lagu amray in ay soo maraan Muqdisho. Janan […]

Wararka

Dowlada mareekanka Oo ka hadashay weerarkii lagu qaaday Saldhigooda somalia

Dowladda Mareykanka ayaa war rasmi ah kasoo saartay weerarkii ay Maanta Kooxda Al-Shabaab ku qaaday Saldhigga Baledogle ee gobolka Shabeelaha Hoose kaasoo ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah. Mareykanka ayaa ugu horeyn cambaareeyey weerarkaas, wuxuuna Ciidamada Dowladda Soomaaliya uga mahadceliyey sida ay uga hortageen dagaalka qorsheysan ee lagu soo qaaday saldhigga ay ku leeyihiin halkaas. War […]

Wararka

Al Shabaab oo War kasoo saaray Weerarkii ay ku qaadeen Saldhiga ugu weyn Howlgallka Mareekanka ee Somalia

Kooxda Al-Shabaab ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay weerarkii qaraxyada ku billowday ee maleeshiyada kooxdaas ay maanta ku qaadeen saldhigga ciidamada Mareykanka ee Ballidoogle ee gobolka Shabeellaha Hoose. “Subaxnimadii hore ee saaka, ciidamo gaar ah oo ka tirsan guutada Istish-haadiyiinta ee Al-Shabaab ayaa duullaan halyeeynimo ku qaaday saldhigga ciidamada Mareykanka ee Balidoogle ee ee gobolka Shabeellaha Hoose” […]

Wararka

Aqriso:-Ciidanka Xooga SNA oo war kasoo saaray Qaabka uu u dhacay weerarkii alshabaab ay ku qaadeen Baladogle…

Taliska ciidammada Xoogga Dalka ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga iyo kuwa Mareykanka ee taageera ay iska caabiyeen weerar gawaari loo adeegsaday oo Al-Shabaab ku soo qaadeen saldhigga Ballidoogle ee gobolka Shabeellaha Hoose. War kasoo baxay ciidamada oo lagu faafiyey warbahainta dowladda ayaa lagu sheegay in weerarka loo adeegsaday qarax balse baabuurtaas ay ku qarxeen bannaanka […]