Wararka

DEG DEG:- Magaca Iyo Gobolka Uu Kasoo jeedo Gudoomiyaha Cusub ee bunk dhexe Soomaaliya

Waxaa hilka Gudoomiyaha Bannk dhexe ee soomaaliya loo magacaabay Cabdiraxmaan Cabdillaahi oo horey u ahaa la-taliyaha dhinaca dhaqaalaha ee raysal wasaare JFS Hassan ali Khayre. Horay waxaa wax kabadal lagu sameeyay sharciga bank dhexe oo dood Xoogan ka dhex dhalisay Baarlamaanka Soomaaliya. Magacaabista muwaadinkan ayaa imaaneeysaa , kadib markii horay loo hadal haayay in Sharciga […]