Isboortiga

Boqorka Kubada Cagta Pele oo lagu sameeye Qaliin guuleestay.

Xiddigii waynaa ee reer Brazil, Pele ayaa haatan xaaladdiisa caafimaad ay soo hagaagaysaa kaddib markii lagu sameeyay qalliin dhanka Kellida ah oo lagaga saaray dhagax, sida ay dhaqaatiirtu sheegeen.

Pele oo 78-sano jir ah ayaa 2-dii bishan April waxaa la dhigay Isbitaal ku yaalla Faransiiska, kaddib markii uu xanuunsaday xilli uu daawanayay xiddiga Kooxda Paris Saint Germain iyo xulka Faransiiska ee Kylian Mbappé.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *