Isboortiga

Tartankii Premier League oo gabo gabo ah iyo jamaahiirta Liverpool oo baryo taagan. Yeey baryeen?

Jamaahiirta kooxda Liverpool ayaa labadii tababare ee kooxdooda Liverpool kula soo dhawaaday ku guulaysiga koobka Premier league waxay ka doonayaan in ay asxaan u sameeyaan waxayna kala yihiin tababarayaasha kooxaha Leicester City ee Branden Rogers iyo Rafa Benitez oo hogaaminaya Newcastle United. Labada nin ayaa kala hogaamiya Kooxaha Leicester City iyo Newcastle United waana macalimiintii […]

Isboortiga

Kabtankii Cardiff Sean Morrison oo ka saaciday Liverpool guul ay baahneed xalay. Hadaba muxuu sameeye?

Kulankii ay Liverpool guusha ka soo gaartay kooxda Cardiff City waxaa dhexda ugu jiray kabtanka Cardiff ee Sean Morrison kaas oo sameeyay dhacdooyin hadal hayn badan keenay. Laakiin jamaahiirta Premier league ee aan doonayn in ay Liverpool koobka ku guulaysato ayaa soo jeediyay in Sean Morrison uu kooxda Reds ka caawiyay in ay saddexda dhicbood […]

Isboortiga

Tottenham oo taariikh sameeysay iyo macalinkooda oo amaan ugu qubeeye xiddigaha kooxdiisa

Tottenham oo taariikh sameeysay iyo macalinkooda oo amaan ugu qubeeye xiddigaha kooxdiisa. Macalinka kooxda Tottenham ee Mauricio Pochettino ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay, kaddib markii ay kaga soo gudbeen Manchester City wareega afar dhamaadka ee tartanka Champions League. Kooxda Manchester City ayaa si fool xuma ah kaga hartay tartanka Champions League wallow ay […]

Isboortiga

Boqorka Kubada Cagta Pele oo lagu sameeye Qaliin guuleestay.

Xiddigii waynaa ee reer Brazil, Pele ayaa haatan xaaladdiisa caafimaad ay soo hagaagaysaa kaddib markii lagu sameeyay qalliin dhanka Kellida ah oo lagaga saaray dhagax, sida ay dhaqaatiirtu sheegeen. Pele oo 78-sano jir ah ayaa 2-dii bishan April waxaa la dhigay Isbitaal ku yaalla Faransiiska, kaddib markii uu xanuunsaday xilli uu daawanayay xiddiga Kooxda Paris […]

Isboortiga

Kooxda Manchester United oo shalay guul cariiri ah ka gaartay West Ham.

kooxda Manchester United ayaa guul muhiim aheyd ka gaartay Kooxda West Ham kulan katirsanaa horyaalka Premier League natiijada kulanka ayaa ku soo dhamaaday 2-1 oo ay ku awood sheegatay Kooxda Manchester. Bilowgii hore ee ciyaarta Kooxda Manchester ayaa la hormartay gool rigoore ah waxaana u dhaliyey xidiga reer Farance ee Pogba daqiiqadii 19-aad ee ciyaarta. […]

Isboortiga

Daafaca Kooxda Ajax Matthijs de Ligt ayaa ku biiri kara kaliyah labo Kooxood sida macalinkiisa sheegay xilli 8 Kooxood oo Yurub ah ay doonaayaan.

Macalinka Kooxda Ajax Amsterdam Erik den Hag ayaa sheegay in xiddiga hogaamiya kooxda Ajax uu ku biiri doono laba kooxood midkood ayadoo aysan jirin fursad uu Ajax kaga mid ahaan doono xagaaga kadib. Macalinka ayaa sheegay in Kooxaha Barcelona ama Bayern Munich midkood uu ku biiri doono 19 sano jirkaas heerka caalami ee dalka Holland. […]

Isboortiga

HORDHAC: Manchester United vs Barcelona – Rikoorada Kulamadoodii Hore, Shaxda Macquulka Ah Iyo Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Dhaawacyada Iyo Ganaaxyada Labada Kooxood.

United ayaa caawa garoonkeeda Old Trafford kusoo dhoweynaysa Barcelona oo lugta hore ay albaabada iskugu xidhan doonaan gegida xamaasadda ee sida quruxda badan loogu qaabeeyey in daawadeyaashu ay si isku cabbir ah u daawadaan dusha sare illaa sakadda ugu hoosaysa. Labada Kooxood ayaa wareega 16-ka kaga soo kala garaacay labada Kooxood ee reer France Lyon […]

Isboortiga

Macallinkii Hore Qaranka Ghana Bashir Hayford Oo Loo Magacaabay Xulka Soomaaliya.

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa shaaciyay in xulka qaranka Soomaaliya ay u magacaabeyn Bashir Hayford oo u dhashay dalka Ghana wuxuuna xilka ka badalay Macalin Maxamed Cabdulle Farayare oo ahaa hogaamiyihii hore xidigaha xulka. Tababre Hayford ayaa ciyaartoooyda Xulka Qaranka Soomaaliya u bilaaway tababarka ay iskugu diyaarinaynaa tartmada ay ka qeyb galayaan sanada 2019 […]