Isboortiga

Dag dag: Daafaca Arsenal Sokratis oo seegaya labada kulan ee soo aadan ee Kooxda Arsenal.

Daafaca dalka Greece Sokratis ayaa seegi doona labada kulan ee soo aaddan horyaalka dalka Ingiriiska ee Premier League oo ay ciyaareyso kooxdiisa Arsenal. Sokratis ayaa uruursaday kaarkarka hurdiga ah, waxaana kiisii ugu dambeeyey uu qaatay qeybta hore kulanka ay maanta la ciyaarayso Arsenal naadiga Everton ee magaalada Liverpool. Kaarkii dagniinta Maanta ayaa ka dhigaayo kiisii […]

Isboortiga

Dhaxal sugaha Sacuudi Carabiya Mohammad bin Salman ayaa lagu soo waramayaa inuu isku diyaarinayo inuu 4 milyan oo ginni ku iibsado kooxda Manchester United.

Milkiilayaasha haatan ee United Joel iyo Avram Glazer ayaa la fahamsan yahay inay durbadiiba tilmaameen inaysan iib ahayn, laakiin taasi ma aysan ka careysiin Bin Salman. Ninkaan saliida qaniga ka ah ee Saudi Arabia ayaa hantidiisa lagu qiimeeyaa £ 850bn waxaana u rajeynaya inuu la tartamo milkiilayaasha Manchester City ee Abu Dhabi kuwaso qeyb ka […]