Wararka Maqaallo

BAAQ CANBAAREYN AH! “Shirka DHUUSA-MAREEB”

July 21-07 2020 “Shirka Dhuusa-mareeb” Madasha Qurba-joogta Mudulood (Muqdisho Principle) kadib markay tala la wadaagtay bulshada deggan G/Banaadir oo ay hogaan ka yihiin Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiyiinta, Culamaa’udiinka, Dhaliyaradda, haweenka,bulshada rayadkaa iyo dhamaan Shacabka ku dhaqan Gobolka Banaadir, waxay si weyn u canbaareynayaan, sida loogu tagrifalay,looguna xadgudbay xubin-nimadii Shacabka Gobolka Banaadir ku matali lahayd Shirka Wadatashiga […]

Wararka Maqaallo

Maqaam (Status) Mise Matalaad (Representation)

Matalaadu:- Waa in Muwaadiniintu ay joogaan meelaha go’aanada siyaasadeed lagu jaangooynayo (Golaha Shacabka) si aysan ugu kadsoomin go;aano masiiri ah oo ay qaadanayaan Jilayaasha Siyaasadeed (Political Actors). Maqaamku waa qaabka Maamul ay Caasimaddu yeelaneeyso marki loo fiiriyo Gobolada iyo Magaalooyinka xubnaha ka ah Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. Caasimadaha Federal-ka ah ma fiicanyihiin […]

Wararka Maqaallo

Yaa Beel-weynta Yoonis Daanweyne u hadlay

Shir shalay ka dhacay Hall-ka Afnaan ee Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa ka hadlay dhalinyaro sheegatay matalaada beel-weynta Yoonis Daanweyne ee Beesha Wacbuudhan Abgaal. Marki aan ka hadlo abaabulka iyo intii ka qeyb gashay shirkaas, kama aysan muuqan Nabad doonadi caanka ahaa ee Beeshu laheyd iyadoo meesha lagu arkayay dhalinyaro sheeganeeysa matalaada Siyaasadda iyo Dhaqanka beesha. […]

Maqaallo Nolosha SHEEKOOYIN

Gabar kasta oo Soowjad xun la yiraahda ninkaa ku xumaada sababta…

Gabar kasta oo Soowjad xun la yiraahda ninkaa ku xumaada sababtuna waxaan u leeyahay Alaah(SWT) waxa uu yiri: الرِّجَالُ قَوَّامُونَ عَلَى النِّسَاءِ . Maraka Haduu Ninku Nin adag Oo Gabadha indhahadeeda Buuxiya qalbigeedana buuxiya Yahay Ma Noqon Karto Oori Xun. Gudashada Waajibka Aabenimo Iyo Buuxiinta iyo dhameys tirka Baahiyaha qoyska ayaa Tiir adag u ah […]

Maqaallo

Somalia Oil & Gas News Monitoring Kheyre iyo Farmaajo oo isku qilaafsan xil ka qaadista agaasimaha wasaaradda Batroolka

Somalia Oil & Gas News Monitoring in agaasimaha guud ee wasaaradda batroolka JFS loo magacaabay si qarsoodi ah Karar Doomeey bishi May ee sanadkan 2018. Karar Doomey aya ka soo jeeda beesha Madaxweyne Farmaajo, wuxuuna ahaa agaasimihii seddexaad ee uu magacaabo kana soo jeeda beesha Madaxweyne Farmaajo. Sida ay xogta ku heshay Somalia Oil & […]

Wararka Maqaallo

Puntland mowqifkeeda waa cad yahay ee yaa war kahaya Maamuladda kale sida Jubaland, Galmudug, Hirshabelle, Koofur Galbeed mawqifkooda?

Maamulka Jubaland amuu Ahmed Madoobe heshiis Xukuumadda Kheyre iyo Fahad ee qiyaamadda ah aaminaa oo  ka gaabsadaa awood marooqsiga Dawladda Federaalka, arintaa oo haddii ay dhacdo Ahmed Madoobe Mustaqbalkiisa siyaasadda soo afjarmayo. Mawqifka Galmudug oo Madaxweyne Xaaf hogaamiyo iyo ASWJ oo ku biirtay waa sidee? Waxaan filayaa inuu cadeysan doonaan.Mida kale siyaasiyiinta iyo  Xildhibaanadda kasoo […]