Wararka Maqaallo

BAAQ CANBAAREYN AH! “Shirka DHUUSA-MAREEB”

July 21-07 2020 “Shirka Dhuusa-mareeb” Madasha Qurba-joogta Mudulood (Muqdisho Principle) kadib markay tala la wadaagtay bulshada deggan G/Banaadir oo ay hogaan ka yihiin Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiyiinta, Culamaa’udiinka, Dhaliyaradda, haweenka,bulshada rayadkaa iyo dhamaan Shacabka ku dhaqan Gobolka Banaadir, waxay si weyn u canbaareynayaan, sida loogu tagrifalay,looguna xadgudbay xubin-nimadii Shacabka Gobolka Banaadir ku matali lahayd Shirka Wadatashiga […]

Wararka

Yaa Musuqmaasuqa Wasaardda Caafimaadka Soomaaliya Masuul Ka Ah?

Waa faalo aan ugu magacdarnay yaa masuul ka ah musuqmaasuqa iyo maamul xumada lagu soo eedeeyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya. Waxaa la xiray bishii April 2020 Agaasimaha Guud ee Wasaradda Caafimaadka, Cabdulaahi Xaashi iyo shan agaasime ee ka tirsanaa shaqaalaha wasaradda iyo sedex ka mid ah agaasimayaasha iyo qeybo kamid ah madaxda mashaariicda . Wasiiradda Caafimaadka […]

Wararka Maqaallo

Maqaam (Status) Mise Matalaad (Representation)

Matalaadu:- Waa in Muwaadiniintu ay joogaan meelaha go’aanada siyaasadeed lagu jaangooynayo (Golaha Shacabka) si aysan ugu kadsoomin go;aano masiiri ah oo ay qaadanayaan Jilayaasha Siyaasadeed (Political Actors). Maqaamku waa qaabka Maamul ay Caasimaddu yeelaneeyso marki loo fiiriyo Gobolada iyo Magaalooyinka xubnaha ka ah Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. Caasimadaha Federal-ka ah ma fiicanyihiin […]

Wararka

Xuquuqda Bulsho ee Xamar ma loo wada simanyahay, yaase gaar u leh Xamar iyo Asal ahaan yaa ugu soo horeeyay deegaanka?

Xamar taariikhdan casriga ah waxaa loo yaqaanaa beel gaar ah oo la yiraahdo Mudulooad Magaca guud, Soomaali inta kalena waa ay ugu timid oo ninba maalin ayaa lasoo dhaweeyay oo lagu marti sooray. Dadka Xamar yimid waxaa ka mid ah Carabta kasoo qaxday dhanka kale ee Badda Cas/Gacanka Cadmeed Yemen ama Cumaan sabab kasto ha […]

Wararka

Musuq-maasuqa Villa Somalia

Mid ka mid ah balanqaadyadii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa ahaa in ay dowladiisu la dagaalami doonto musuq-maasuqa dalka ka jira kaasoo gaaray in Soomaaliya noqoto wadanka ugu sareeya dalalka wax musuq-maasuqa adduunka (World’s Corruption INDEX). Dowladda oo sida muuqata arintaa la dagaalanka musuqmaasuqa ah guullo badan ka soo hoyday ayey hadana u muuqataa inay […]

Wararka

Dhibaatada Ciidamada Dowladda ay ku Hayaan Shacabka “MOORYAAN SHARCIYEYSAN” “TUUGO LA SHARCIYEEYAY”

Hadii aad degan tahay duleedka Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Ceelasha waxaad wajaheysaa dhibaato dhinaca isu kala gooshida laba dhinac, iyadoo maanka lagu hayo kahortaga amni darada ay geystaan kooxaha nabad-diidka ah, hadana waxa meesha ka jira ma’aha sugid amaan ee waa boobida xoolaha shacabka oo qaab sharciyeysan laga dhigay…!!! Ciidamada ka howlgala inta u dhaxeysa […]

Wararka

Duqeeymo lagu beegsaday xagjiriinta alshabaab iyo khasaaro baaxad leh oo gaaray

Diyaarado dagaal ayaa waxaa la sheegay inay duqeymo dhinaca cirka ah ka geysteen deegaano ka kala tirsan gobolada Jubbooyinka iyo Shabeellaha Hoose,halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda ayaa waxaa ay sheegeen in duqeymaha ay ka kala dhaceen degmooyinka,Jamaame, Jilib iyo deegaanka Haway oo ka tirsan Gobolka […]

Wararka

Safaarada Soomaaliya eey ku leedahay Dalka Biljim ayaa ka Tacsiyeeysay Geerida Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde

Safaarada Soomaaliya eey ku leedahay Dalka Biljim ayaa tacsi u diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Qoyskii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u Naxariistee Ra’isul Wasaarihii hore Soomaaliya Marxuum Nuur Cadde. Madaxweynaha ayaa sheegay in Marxuumku door weyn ka soo qaatay Dowlad dhisida Soomaaliya, iyo horumarka hadda la heysto uu qeyb ka ahaa. War […]