Wararka

Hadal Haynta ugu weeyn Muqdisho Imaanshaha Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed

Madaxweynihi hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna GudoomiayahaXisbiga Himilo Qaran ayaa la filayaa inu 25ka bisha tago Caasimada Muqdisho uu in mudo ah ka maqnaay taas oo ah hadal haynta ugu badan ee dadka Muqdisho.

Sheekh Shariif ayaa sida warar hoose shegayaan wuxu Caasimada ku sugnaan donaa mudo todobaada waxana la hadal hayaa inu uga dhawaaqi doono Caasimada barnaamijka Xisbigiisa iyo inu sameen doono dhola tus Siyaasadeed.

Dhanka kale waxa laga Dhawraya Madaxweyne Shariif Mowqifka Xisbigiisa Siyaasada murugsan ee Dalka oo maraysa meel hoose sida shalayba Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo afkiisa ka qiray Culees badan ku hayaan Dowladiisa Mucaaradka iyo Dhaqaalo xumo baahsan.

Sheekh Shariif oo la arko shaqsi sameen balaaran ku dhex leh dhamaan umada Somaliyeed gaar ahaan Dadka Muqdisho oo hilmaami doonin dorkiisa hogaamineed.

Sheekh shariif oo ahaay shaqsigii hogaaminayay Maxaakiimka oo mesha ka sareen awoodii Qabwqablaayasha, waxa kale oo lagu xasuustaa Dib u xoreenta Caasimada iyo In Dalka Gudihiisa ay ka dhacdo Doorasho Xaq iyo Xalaala.

Somalisounds.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *