Isboortiga

Kooxda Manchester United oo shalay guul cariiri ah ka gaartay West Ham.

kooxda Manchester United ayaa guul muhiim aheyd ka gaartay Kooxda West Ham kulan katirsanaa horyaalka Premier League natiijada kulanka ayaa ku soo dhamaaday 2-1 oo ay ku awood sheegatay Kooxda Manchester.

Bilowgii hore ee ciyaarta Kooxda Manchester ayaa la hormartay gool rigoore ah waxaana u dhaliyey xidiga reer Farance ee Pogba daqiiqadii 19-aad ee ciyaarta.

Kooxda Westa Ham ayaa sameesay dadaalo badan oo ay ku doonayeen in ay isaga soo gudaan goolka deenta ah balse uma suura galin in jaanisyadaas ay ka faa’ideystaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *