Isboortiga

Macallinkii Hore Qaranka Ghana Bashir Hayford Oo Loo Magacaabay Xulka Soomaaliya.

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa shaaciyay in xulka qaranka Soomaaliya ay u magacaabeyn Bashir Hayford oo u dhashay dalka Ghana wuxuuna xilka ka badalay Macalin Maxamed Cabdulle Farayare oo ahaa hogaamiyihii hore xidigaha xulka.

Tababre Hayford ayaa ciyaartoooyda Xulka Qaranka Soomaaliya u bilaaway tababarka ay iskugu diyaarinaynaa tartmada ay ka qeyb galayaan sanada 2019 .

Macalin Bashir Hayford oo si weyn loogu yaqaano dalka Ghana ayaa sheegay in oo aad ugu farax sanahay xulashada iyo hogaaminta xulka qaranka Soomaaliya uuna waqtigiisa iyo aqoontiis ku caawindoono xirfadlayaasha Ocean Stars hadii uu waqti wanaagsan u leh sanadaha soo aadan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *