Wararka

Dhibaatada Ciidamada Dowladda ay ku Hayaan Shacabka “MOORYAAN SHARCIYEYSAN” “TUUGO LA SHARCIYEEYAY”

Hadii aad degan tahay duleedka Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Ceelasha waxaad wajaheysaa dhibaato dhinaca isu kala gooshida laba dhinac, iyadoo maanka lagu hayo kahortaga amni darada ay geystaan kooxaha nabad-diidka ah, hadana waxa meesha ka jira ma’aha sugid amaan ee waa boobida xoolaha shacabka oo qaab sharciyeysan laga dhigay…!!! Ciidamada ka howlgala inta u dhaxeysa […]

Wararka

Duqeeymo lagu beegsaday xagjiriinta alshabaab iyo khasaaro baaxad leh oo gaaray

Diyaarado dagaal ayaa waxaa la sheegay inay duqeymo dhinaca cirka ah ka geysteen deegaano ka kala tirsan gobolada Jubbooyinka iyo Shabeellaha Hoose,halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda ayaa waxaa ay sheegeen in duqeymaha ay ka kala dhaceen degmooyinka,Jamaame, Jilib iyo deegaanka Haway oo ka tirsan Gobolka […]

News in English

Somali Passport Revives Identity

The Somali Federal Government has secured its borders with neighbouring countries and reopened the entry points with full functioning immigration services. The government also re-established embassies and consulates overseas. These now have the capacity to issue visas for foreigners travelling to Somalia, renewing national passports and legalizing many other types of documents from marriages to […]

Wararka

Safaarada Soomaaliya eey ku leedahay Dalka Biljim ayaa ka Tacsiyeeysay Geerida Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde

Safaarada Soomaaliya eey ku leedahay Dalka Biljim ayaa tacsi u diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Qoyskii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u Naxariistee Ra’isul Wasaarihii hore Soomaaliya Marxuum Nuur Cadde. Madaxweynaha ayaa sheegay in Marxuumku door weyn ka soo qaatay Dowlad dhisida Soomaaliya, iyo horumarka hadda la heysto uu qeyb ka ahaa. War […]

Wararka Maqaallo

Yaa Beel-weynta Yoonis Daanweyne u hadlay

Shir shalay ka dhacay Hall-ka Afnaan ee Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa ka hadlay dhalinyaro sheegatay matalaada beel-weynta Yoonis Daanweyne ee Beesha Wacbuudhan Abgaal. Marki aan ka hadlo abaabulka iyo intii ka qeyb gashay shirkaas, kama aysan muuqan Nabad doonadi caanka ahaa ee Beeshu laheyd iyadoo meesha lagu arkayay dhalinyaro sheeganeeysa matalaada Siyaasadda iyo Dhaqanka beesha. […]

Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir Maxaa ka Khaldan?

Bismillahi Raxmani Raxiimi Muqdisho oo ah caasimada dalka Soomaaliya, ayaa berisamaadkii ahaan jirtay magaalooyinka ugu nadiifsan caalamka gaar ahaan marka la eego dowladaha qaarada Afrika. Tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya 1991kii ayaa waxaa isbedelay dhamaan qaabka magaalada Muqdisho, iyadoo isu rogtay magaalo reer aakhireed, mana aha eray lagu talaxtegay kolka aan leenahay magaaladii […]

Wararka

Duqeeyn lagu dilay saraakiil ka tirsan mintidiinta alshabaab

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxa duqeymo xalay ka dhacay degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe ee koonfurta Soomaaliya. Saraakiil ka tirsan sirdoonka Soomaaliya ayaa sheegay in duqeymahaas oo ka dhacay degmooyinka Jilib, Saakow, Bu’aale iyo Salagle lagu burburiyey illaa shan xarumood oo ay lahaayeen ururka Al-Shabaab. Saraakiisha noo warantay waxa ay sheegeen […]