Wararka

Safaarada Soomaaliya eey ku leedahay Dalka Biljim ayaa ka Tacsiyeeysay Geerida Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde

Safaarada Soomaaliya eey ku leedahay Dalka Biljim ayaa tacsi u diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Qoyskii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u Naxariistee Ra’isul Wasaarihii hore Soomaaliya Marxuum Nuur Cadde.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Marxuumku door weyn ka soo qaatay Dowlad dhisida Soomaaliya, iyo horumarka hadda la heysto uu qeyb ka ahaa.

War Qoraal eh uu ku saxiixnaa Ali Mohamed Abukar (Ali Wolf) oo ah la taliyaha koowaad ee Safaarada Belgium ahna sii haayaha safaarada oo eey heshay Somalisounds.com ayaa u qornaay Sidaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *